Ku soo dhowaada allgood.or.au
Websaytkaani wuxuu ku barayaa wixii ku saabsan hebataytis B, (Cagaarshow B) Hebataytis C (cagaarshow C), HIV iyo infakshanka la isugu gudbin karo galmood (STIs). Waxaad macluumaad ka helli kartaa adigoo riixaya tabs-ka ka muuqda menu-ga bidixda ah.
Haddii aad doonayso inaad ogaato wixii ku saabsan hebataytis B (Cagaarshow B), Hebataytis C (Cagaarshow C), HIV ama STIs riix tab-ka ah ‘resources.
Riix ‘find a service tab’ si aad u hesho dhakhtar ama xarun baaritaan ee ku taalla xaafadaada. Waxaad raadin kartaa haddii uu jiro dhakhtar ku hadli kara Soomaali.

Waxaad helli kartaa ururada bulshada kuwaas oo aad kala hadli karto qof yaqaan ku noolaanshaha HIV ama hebataytis (Cagaarshow). Riix bottonka ‘get support from the community’.

