Ku soo dhowaada allgood.or.au


Websaytkaani wuxuu ku barayaa wixii ku saabsan hebataytis B, (Cagaarshow B) Hebataytis C (cagaarshow C), HIV iyo infakshanka la isugu gudbin karo galmood (STIs). Waxaad macluumaad ka helli kartaa adigoo riixaya tabs-ka ka muuqda menu-ga bidixda ah.

Haddii aad doonayso inaad ogaato wixii ku saabsan hebataytis B (Cagaarshow B), Hebataytis C (Cagaarshow C), HIV ama STIs riix tab-ka ah ‘resources.


Riix ‘find a service tab’ si aad u hesho dhakhtar ama xarun baaritaan ee ku taalla xaafadaada. Waxaad raadin kartaa haddii uu jiro dhakhtar ku hadli kara Soomaali.



Waxaad helli kartaa ururada bulshada kuwaas oo aad kala hadli karto qof yaqaan ku noolaanshaha HIV ama hebataytis (Cagaarshow). Riix bottonka ‘get support from the community’.


Websaytkaani kuuma sheegi karo hebataytis B, hebataytis C, HIV ama STI. Kuuma sheegi karaan haddii aad u baahan tahay daawo. Waxaa waajiba inaad aragto dhakhtar haddii aad welwelsan tahay ama tag xarunta baarista weydiina baaritaan.


Maxaad doonaysaa inaad samayso?


Next page

Where can I get help and advice?


Get support from the HIV community